Daawo Video Gudoomiyaha Golaha Guurtida Oo Sharci Daro Ku Tilmaamay Golaha dhawaan lagu dhawaaqay balse soo dhaweeyey dhaliiilaha iyo toosinta xukuumada
Berbera 22.July Gudoomiyaha Golaha Guurtida ee Jamhuuriyada Somaliland Mudane Saleebaan Maxamud Aadan ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib markii uu Socdaal Caafimaad ku soo qaatay Wadanka Ingiriiska.
Gudoomiyaha Golaha Guurtida Waxa uu Sheegay inuu Mudooyinkii u danbeeyay uu Maqlayay Gole lagaga dhawaaqay Magaalada Hargaysa isagoo Xusay in Wixii Sharciyada Taabanaya laga Feejignaado.
Berbera SDN.
Qurbejoog.com