|

Guurtida oo loo qaybiyay Ajandaha Kalfadhigooda 51aad iyo Qodobada uu ka Kooban yahay

Hargaysa 08.Sep 2013 (SDN)- Fadhigii Maanta ee Golaha Guurtida JSLand  oo uu shirgudoomiyey Gudoomiyaha Golahaasi Mud, Saleebaan Maxamuud Aadan,ayaa mudanayaasha loogu qaybiyey Ajandaha  Kalfadhiga kow iyo Kotonaad  si ay mudanayaashu uga soo baaraan degaan ka hor intaan la an-sixin.

golaha GuurtidaAjandaha  kalfadhiga 51 aad ee  mudanayaasha Golaha loo qaybiyey si ay u soo naaqishaanm,ugana soo baaraan degaan ayaa waxa uu ka kooban yahay sideed qodob oo kala ah:

1-War-bixinta shir-gudoonka

2-War-bixinta Guddida Joogtada ah

3-Siyaasadda  Gudaha:-

b) Xog-Waraysi lala yeesho wasiirka Arimaha Gudaha.

Siyasadda Dibadda:

t)Xog-waraysi lala yeesho wasiirka arimaha dibadda.

4- Nabad-gelyada iyo Horuumarinteeda

5- Arrimaha Bulshada

6- Yeedhmada Masuuliyiinta

7-Diyaarinta  xeer-hoosaadka  Labada Gole Baarlamaan

8- Wax-yaaba-kale (Any other Business)

Hargaysa SDN.

Qubejoog.com

 

Comments are closed