GUULAHA SIRTA GARCSIGA EAST AFRICA SULDAN OSMAN ABDI GUURE
(KampalaSDN)Bulshooyinka iyo qowmiyadaha ku dhaqan eastAfrica waxa lagu qadaraa in ay leegyihiin tiro ahaan 125,000,000 sida ay soo saarreen ururada horumarinta gancsiga iyo dhaqaalle kobcinta jaamacadaha east Africa. Hayadahan dhaqaalle kobcinta east Africa waxay cilmi baadhis ka sammmeeyeen wadamada ay ka midyihiin, Ruwanda, Kenya ,Soomaaliland, Kenya, Ethiopia, Eritrea, Sudan, Tansaaniya iyo soomaaliya oo nabadgelyada awgeed aan la tagin laakiinse bulsho ahaan aan laga niyad gosaneyn in la takooro xagga ganacsiga iyo dhaqaalle kobcinta awgeed.
Guure and company wuxu kamidyahey qandaraaslayaasha ugu waaweyn ee dhaqqaalle koboca east Africa. Waxanu sabbalay gareeyaa qandaraasna kula jirraa hayadaha Unta WFP.
Gaadiidkabadan 350 truck oo noocyada ugu waaweyn ah ama traillorska loo yaqan actors benes baa kiro iyo lahaansheba iskaa abeer kaga hawlgala operationada sulladdaanka iyo WFP ee EAST AFRICA. Waxa saldannadu ku guuleysatey in ay hanato hawlaha qaxootiga iyo dadka sabbolka ah ama daggaaladu soo barociyeen eeku nabadeysan wadamada walllalhooda ee east Africa sida Soomaalida, Congolliska, Ethipianska, Ruwaandiska, iyo southern sudan wlm. Gaadiidku waxay isaga dabqaadaan Kenya, Suudaan, Tansania, Ruwanda, Congo, iyo Uganda.
Xurunta xaffisku waa Uganda caasimada magaallada Kampala oo noqotey xarrumaha lagu xurmmeeyo nalaguna sharfo ummad ahaan iyo bulsho ahhaan iyo dadnimoba.
Suldaanka oo fadhiya Xarruntiisa xafiiska u ah ee kampla waxxaanu ka wareysaney siyyaabaha ugu guuleysteen maadaama oo had iyo jeer mechnicska laga cawdo? Wuxu yidhi Suldaanku. Alxamdu lillaah aqqoonta iyo daddalkuba waa hiddaayo Rabi iyo rag uga hagarbaxa hawlaha shaqo dhaqqaalle kobcin iyo good service, hadaba cabashooyinku inkastooy jirraan.
Muhiimaduhu waa
1 inaad la timaaado capacity ama awood aad kula tartami karto suuqa xorta ah ee wfp UN iyadoo shurudaheedu aad ay u adag yihiiin tartankana lala galaayo dad u dhashay east Africa iyo dad cadaan ah iyo carab iyo india halkaas oo ay ka dhacayso competition wayn.
2.. in aad awood u ledahay in aad transporter garayso dhamaan east Africa iyo centralkaba awodedaas oo ku xidhan mid gadiid iyo mid khibrad shaqalaha ahbaa.
3.waxa jira iyana wadamada badankooda oo amankoodu xunyaahay oo khatarteedu badantahay iyadoo ay jirto taasi waliba sidaad uga gashaman lahayd awoodeedana u yelanlahayd inaad xafido ama delever garayso cuntooyinka ama rashinka qaxooontiyada logu tala galay oo ku jira meelo khatar ah.
4.. ma hawl yara sida loo transport gareyo cuntoooyinka WFP OR UNHCR waxanay ku jirta wada halaqeeed …a ..iyadoo ay khatarteedu badantahay iyadoo hadii aad loss garayso one back aad ku wayayso contract gagiii … b… hadii dib u dhac ku dhaco gawadhida iyo logisticska oo khasara wayn ku kenayaa company ahaan ayaa iyadoo ay jirto caqabadaha daas oo dhan aanu ka taxadirnaa kuna gulaysanay in aaanu noqono companyga qudha ee Somalia ledahay ee noqda leader of transportka wfp and UNHCR EAST AFRICA AND CENTRAL AFRICA.
Iyadooo aanu usoo jiidnay magac iyo maamuuus dhaman Somali oo noqonay company lagu aaamino ama transport gareyey oo buxiyayay waxas oo dhan halka dadka wadanka u dhashay iyo cadankii iyo indiankiba uu companygayagu kaga gulaystay.
4… ma dhib yara sida lo helaa contracttiga hayadahaan iyadoo ay ka sokayso wajiyo badan oo ku xidhan dhaqaale xoogleh oo laga dhigaayo… iyadoo la egayo ama la qimaynaya capacityga iyo awooda aad u ledahay ama inta gawadhi ee aad ledahay iyo conditionkooodaa modelka ay yihiiiiiiiin.
gaadiid cusub oo aanu iibsaney yeelanayna kuwaalitina leh.
Dayactirkuna waa laba dayictir kafudud oo ah ka gaadiidku had iyo jeer aad ugu Baahdo iyo dayactirka wakhtiga fog kaas fududoo qalab wada automatic ahi kuu shheegayo rabitaanka gaadhiga hardworkii oo softwere client translator engineered ahi ku rakibanyahey.
Hadaba kadhow kaaga warrammo waa oilka gaaddiidka oo nooca warshadu recommend gareysey la isticmaalo looguna roonaado gaadiidka ahna.
A) 50PSI/SEA, 25% of the fuel consumed oil change time is1500KM of every truck.
B) Illaalinta OIl filterka oo evry 3000 KM laga badallo .
C) fuel filterka waxa larabaa oo must ah in la nadiifiyo every week lana badallo markasta oo culleys yar laga darremo gaadhiga intaanu cabudhin,
C, a) wakhti ahaana marka naafatada nadiif ahaan la illaliyey, maca oo waskhda laga dhawro naafatoyarna aan gaadiidka lagu kaxayn taangiga naafatada la nadiifiyo 6 dii billodba mar.
D) biyaha batteriga oo evry seven days la eego lana kordhiyo laguna shubo biyaha mooyasaxada. E) The gearbox OILs, the exiles, and hubs are to be checked after every trip well greased and hubs retightened.
Dyactirka gaadiidka oo engine overhauls are reached too late once above performed timely and accordingly suuro gelinlaanta qorshaha dayactirka kor ku xussani wuxu sababayaa cabashhooyinka aynu xaliley.
Soo iibsiga qalab seeda ugu jabani waa gaadiidka oo goorwalba aad iibasayid gaadiid isku mida. Tani waxay kuu sahleysaa ama innoo sahleysaa innaan soo iibsno stock filters ah, ABCD, attomisers, fuel injection pump, lights, batteries Belts gears as necessary according to the engineer, Dynamos, regulators based on the BENZ. Qiime ahaana saairaad leh wakhtiga fog waayo soo midh iibsiga waxa ka wacan dallabka marka qandaraaska lahello ee hore lamana dalbi karo parts baddan marka kontratku dabayaaqo yahey .
Gaadiiidka oo aad u dayac tirto sida bini adamka ugu bahan yahay sadexda wakhti cuntada oo per minit loga war hayo . (call me and tell me the time and I advice.) 4 gadhi oo lancruser ah oo service koda iyo mechanical koodu saran yihiiin iyadoo machanicalku ka koban yahay dhaman inta nooc ee gadhigu ka koban yahay.
Gadiidka East Africa and centralka ka shaqeya oo ah gadiidka nooca ugu danbeyey eee loo yaqaaano Benze ee lagu sameeyo Germany oo qiimahoodu uu yahay mid aad u qali ah gadhigiiina la siiyo ama marka wax kasta u dhan yahay uu ku kaco 80000 dolar taas oo aan inta badan u adkaysa in dadka badankoodu anayhayn awood u helin inay soo iibsadaaan 200 oo gadhi.
Halka companygaygu ku gulaystay in uu 350 trucks nocaas ah aanu ku covergarayno shaqada UN ta WFP
Iyadoo service ka gawadhida aanu u samaynay ama u diyarinay
Gaadiidka waxanu u diyaarinay MobIle w/shop. Fudeydiya roadcallka loogu diyaar garroobay.
Habka qandaraasyada A) xafiiska shaqaallaha aqoonta , daacadnimada iyo dadaalka .
B ) fahanka wada shaqeynta hannaanka qandaraasyada oo noo sugan.
C) siyaasada iyo raaligelinta client agentka oo khibrad gaara u baahan
D) fahanka geographiyada EAST Africa Wadamada iyo devinitionska shaqo ayaa waxay noo sahleen guulaha aanu sida tooska ah u hananey
Shaqada UN ta oo ah shaqo aad u adag oo qaybo badan ka koban sida.
1. Logisticska
2. Managers ka every cantracyada oo qaybihiisa usii kala baxayaa
3. GPRSKA gawadhida lagu xidho
suldaanka oo ah companiga ugu wayn general managerkiissa ayaanu waydinay siduu u guto hawshiisaaa
walal horta allee wuu ii siqray iyadoo culays badan tahay ayaa waxaa aan every contracty aan uga warhayaa inta badana socdal ku qata oo aan u kala goshaaa wadamada companygu ku yaaalo sida ruwanda and Kenya and Tanzania and Uganda and southern sudan and Sambia iyadoo aduunkii immika local noqday oo aaladan internetku ka dhigay in lawada jogo halkaas ayaan kamaamulaa wadan kastana waan ka war haya shaqada ka socota every day reportka wadankaasta waan hayaa .
markaas way adagtahay lakin Allee wuu igu guleyey wanan ku gulaystay shaqadaydii
Markaa osman abdi guure xikmada iyo aqqoonta ganacsi ee kawarramey waa mid guull wayn uu Ah dhamaan somalida iyo somalilanderska .
GUULAHA SIRTA GARCSIGA EAST AFRICA HAYDAHA KOBCINTA DHAQAALAHA EAST AFRICA IYO SULDAAN Osman Abdi GUURE
wariye Khaddar bitijoor,Ahmed TTT Togaherer barnaamijka ganacsiga East africa.
Waa waraysi dhinacyo badan ka taabanaya ganacsiga east Africa oo aan kaga qaaday osman abdi guure xafiiska uu ku leyahay caasimada wadanka ugandha.
boqor2010@gmail.com +256793177224
lasocda qaybaha danbe oo aad xiiso badan.
Wariye Khadarbitijoor
Web:Toggaherernews:
Email Khadarbitijoor@Hotmail.Com
Tel:+256791661106 ama 00256791661106
Boogasho iyo kormeer aan ku warrgallinayo Guulaha Gancsiga Somalilanderska iyo bulshooyinka EAST AFRICA
(KampalaTHN)Bulshooyinka iyo qowmiyadaha ku dhaqan eastAfrica waxa lagu qadaraa in ay leegyihiin tiro ahaan 125,000,000 sida ay soo saarreen ururada horumarinta gancsiga iyo dhaqaalle kobcinta jaamacadaha east Africa. Hayadahan dhaqaalle kobcinta east Africa waxay cilmi baadhis ka sammmeeyeen wadamada ay ka midyihiin, Ruwanda, Kenya ,Soomaaliland, Kenya, Ethiopia, Eritrea, Sudan, Tansaaniya iyo soomaaliya oo nabadgelyada awgeed aan la tagin laakiinse bulsho ahaan aan laga niyad gosaneyn in la takooro xagga ganacsiga iyo dhaqaalle kobcinta awgeed.
Guure and company wuxu kamidyahey qandaraaslayaasha ugu waaweyn ee dhaqqaalle koboca east Africa. Waxanu sabbalay gareeyaa qandaraasna kula jirraa hayadaha Unta WFP.
Gaadiidkabadan 350 truck oo noocyada ugu waaweyn ah ama traillorska loo yaqan actors benes baa kiro iyo lahaansheba iskaa abeer kaga hawlgala operationada sulladdaanka iyo WFP ee EAST AFRICA. Waxa saldannadu ku guuleysatey in ay hanato hawlaha qaxootiga iyo dadka sabbolka ah ama daggaaladu soo barociyeen eeku nabadeysan wadamada walllalhooda ee east Africa sida Soomaalida, Congolliska, Ethipianska, Ruwaandiska, iyo southern sudan wlm. Gaadiidku waxay isaga dabqaadaan Kenya, Suudaan, Tansania, Ruwanda, Congo, iyo Uganda.
Xurunta xaffisku waa Uganda caasimada magaallada Kampala oo noqotey xarrumaha lagu xurmmeeyo nalaguna sharfo ummad ahaan iyo bulsho ahhaan iyo dadnimoba.
Suldaanka oo fadhiya Xarruntiisa xafiiska u ah ee kampla waxxaanu ka wareysaney siyyaabaha ugu guuleysteen maadaama oo had iyo jeer mechnicska laga cawdo? Wuxu yidhi Suldaanku. Alxamdu lillaah aqqoonta iyo daddalkuba waa hiddaayo Rabi iyo rag uga hagarbaxa hawlaha shaqo dhaqqaalle kobcin iyo good service, hadaba cabashooyinku inkastooy jirraan.
Muhiimaduhu waa
1 inaad la timaaado capacity ama awood aad kula tartami karto suuqa xorta ah ee wfp UN iyadoo shurudaheedu aad ay u adag yihiiin tartankana lala galaayo dad u dhashay east Africa iyo dad cadaan ah iyo carab iyo india halkaas oo ay ka dhacayso competition wayn.
2.. in aad awood u ledahay in aad transporter garayso dhamaan east Africa iyo centralkaba awodedaas oo ku xidhan mid gadiid iyo mid khibrad shaqalaha ahbaa.
3.waxa jira iyana wadamada badankooda oo amankoodu xunyaahay oo khatarteedu badantahay iyadoo ay jirto taasi waliba sidaad uga gashaman lahayd awoodeedana u yelanlahayd inaad xafido ama delever garayso cuntooyinka ama rashinka qaxooontiyada logu tala galay oo ku jira meelo khatar ah.
4.. ma hawl yara sida loo transport gareyo cuntoooyinka WFP OR UNHCR waxanay ku jirta wada halaqeeed …a ..iyadoo ay khatarteedu badantahay iyadoo hadii aad loss garayso one back aad ku wayayso contract gagiii … b… hadii dib u dhac ku dhaco gawadhida iyo logisticska oo khasara wayn ku kenayaa company ahaan ayaa iyadoo ay jirto caqabadaha daas oo dhan aanu ka taxadirnaa kuna gulaysanay in aaanu noqono companyga qudha ee Somalia ledahay ee noqda leader of transportka wfp and UNHCR EAST AFRICA AND CENTRAL AFRICA.
Iyadooo aanu usoo jiidnay magac iyo maamuuus dhaman Somali oo noqonay company lagu aaamino ama transport gareyey oo buxiyayay waxas oo dhan halka dadka wadanka u dhashay iyo cadankii iyo indiankiba uu companygayagu kaga gulaystay.
4… ma dhib yara sida lo helaa contracttiga hayadahaan iyadoo ay ka sokayso wajiyo badan oo ku xidhan dhaqaale xoogleh oo laga dhigaayo… iyadoo la egayo ama la qimaynaya capacityga iyo awooda aad u ledahay ama inta gawadhi ee aad ledahay iyo conditionkooodaa modelka ay yihiiiiiiiin.
gaadiid cusub oo aanu iibsaney yeelanayna kuwaalitina leh.
Dayactirkuna waa laba dayictir kafudud oo ah ka gaadiidku had iyo jeer aad ugu Baahdo iyo dayactirka wakhtiga fog kaas fududoo qalab wada automatic ahi kuu shheegayo rabitaanka gaadhiga hardworkii oo softwere client translator engineered ahi ku rakibanyahey.
Hadaba kadhow kaaga warrammo waa oilka gaaddiidka oo nooca warshadu recommend gareysey la isticmaalo looguna roonaado gaadiidka ahna.
A) 50PSI/SEA, 25% of the fuel consumed oil change time is1500KM of every truck.
B) Illaalinta OIl filterka oo evry 3000 KM laga badallo .
C) fuel filterka waxa larabaa oo must ah in la nadiifiyo every week lana badallo markasta oo culleys yar laga darremo gaadhiga intaanu cabudhin,
C, a) wakhti ahaana marka naafatada nadiif ahaan la illaliyey, maca oo waskhda laga dhawro naafatoyarna aan gaadiidka lagu kaxayn taangiga naafatada la nadiifiyo 6 dii billodba mar.
D) biyaha batteriga oo evry seven days la eego lana kordhiyo laguna shubo biyaha mooyasaxada. E) The gearbox OILs, the exiles, and hubs are to be checked after every trip well greased and hubs retightened.
Dyactirka gaadiidka oo engine overhauls are reached too late once above performed timely and accordingly suuro gelinlaanta qorshaha dayactirka kor ku xussani wuxu sababayaa cabashhooyinka aynu xaliley.
Soo iibsiga qalab seeda ugu jabani waa gaadiidka oo goorwalba aad iibasayid gaadiid isku mida. Tani waxay kuu sahleysaa ama innoo sahleysaa innaan soo iibsno stock filters ah, ABCD, attomisers, fuel injection pump, lights, batteries Belts gears as necessary according to the engineer, Dynamos, regulators based on the BENZ. Qiime ahaana saairaad leh wakhtiga fog waayo soo midh iibsiga waxa ka wacan dallabka marka qandaraaska lahello ee hore lamana dalbi karo parts baddan marka kontratku dabayaaqo yahey .
Gaadiiidka oo aad u dayac tirto sida bini adamka ugu bahan yahay sadexda wakhti cuntada oo per minit loga war hayo . (call me and tell me the time and I advice.) 4 gadhi oo lancruser ah oo service koda iyo mechanical koodu saran yihiiin iyadoo machanicalku ka koban yahay dhaman inta nooc ee gadhigu ka koban yahay.
Gadiidka East Africa and centralka ka shaqeya oo ah gadiidka nooca ugu danbeyey eee loo yaqaaano Benze ee lagu sameeyo Germany oo qiimahoodu uu yahay mid aad u qali ah gadhigiiina la siiyo ama marka wax kasta u dhan yahay uu ku kaco 80000 dolar taas oo aan inta badan u adkaysa in dadka badankoodu anayhayn awood u helin inay soo iibsadaaan 200 oo gadhi.
Halka companygaygu ku gulaystay in uu 350 trucks nocaas ah aanu ku covergarayno shaqada UN ta WFP
Iyadoo service ka gawadhida aanu u samaynay ama u diyarinay
Gaadiidka waxanu u diyaarinay MobIle w/shop. Fudeydiya roadcallka loogu diyaar garroobay.
Habka qandaraasyada A) xafiiska shaqaallaha aqoonta , daacadnimada iyo dadaalka .
B ) fahanka wada shaqeynta hannaanka qandaraasyada oo noo sugan.
C) siyaasada iyo raaligelinta client agentka oo khibrad gaara u baahan
D) fahanka geographiyada EAST Africa Wadamada iyo devinitionska shaqo ayaa waxay noo sahleen guulaha aanu sida tooska ah u hananey
Shaqada UN ta oo ah shaqo aad u adag oo qaybo badan ka koban sida.
1. Logisticska
2. Managers ka every cantracyada oo qaybihiisa usii kala baxayaa
3. GPRSKA gawadhida lagu xidho
suldaanka oo ah companiga ugu wayn general managerkiissa ayaanu waydinay siduu u guto hawshiisaaa
walal horta allee wuu ii siqray iyadoo culays badan tahay ayaa waxaa aan every contracty aan uga warhayaa inta badana socdal ku qata oo aan u kala goshaaa wadamada companygu ku yaaalo sida ruwanda and Kenya and Tanzania and Uganda and southern sudan and Sambia iyadoo aduunkii immika local noqday oo aaladan internetku ka dhigay in lawada jogo halkaas ayaan kamaamulaa wadan kastana waan ka war haya shaqada ka socota every day reportka wadankaasta waan hayaa .
markaas way adagtahay lakin Allee wuu igu guleyey wanan ku gulaystay shaqadaydii
Markaa osman abdi guure xikmada iyo aqqoonta ganacsi ee kawarramey waa mid guull wayn uu Ah dhamaan somalida iyo somalilanderska .
GUULAHA SIRTA GARCSIGA EAST AFRICA SULDAN OSMAN ABDI GUURE
Waa waraysi dhinacyo badan ka taabanaya ganacsiga east Africa oo aan kaga qaaday osman abdi guure xafiiska uu ku leyahay caasimada wadanka ugandha.
lasocda qaybaha danbe oo aad xiiso badan.
Office kampala SDNEWS
Khaddar bitijoor