|

Gudoonka Gobolka Saaxil Oo Ka Hadlay Xadhiga Masuuliyiinta Xisbiga WADDANI Ee Berbera DAAWO

Berbera May,11,2015(SDN/QJ)-Guddoomiyaha gobolka Saaxil Fahmi Cabdi Bidaar, ayaa ka hadlay Muddaharaad ay maanta Berbera ka sameeyeen Taageerayaasha Xisbiga WADDANI oo iyaga iyo Masuuliyiinta Xisbiga ee gobolka Saaxil Xabsiga loo taxaabay, waxaanau sheegay un Muddaharaadkaasi uu ahaa mid sharci darro ah, islamarkaana aanay wax khasaare ahi ka dhalin.

Comments are closed