|

Gudoomiyihii Hore ee Gobolka Banaadir oo si adag u Naqdiyay Hadal ka Soo Yeedhay Madaxweyne Xasan Sheekh DAAWO

Muqdisho 08.July 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyihii Hore ee Gobolka Banaadir Siyaasi Tarsan ayaa ka falceliyay hadal Maalintii Ciidal Fidri ka soo Yeedhay Madaxweynaha Somalia oo Sheegay in Cadawga Kowaad ee Dalku Leeyahay uu Yahay Alshabaab Kuwa labaadna ku tilmaamay dadka Siyaasiyiinta ah ee Dawladiisa Dhaliila.

Comments are closed