|

Gudoomiye Xigeenka Xisbiga Waddani oo Nasiib daro ku Tilmaamay Gudidii uu Madaxweyne Siilaanyo Shalay Magacaabay,Isla markaana Sheegay in la Marin Habaabiyay Tabashadii reer Awdal DAAWO

Hargaysa 04.Sep 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiye Ku Xiggeenka 1aad ee Xisbiga Waddani Axmed Muumin Seed ayaa Maanta  Wax Laga Xumaado Ku Tilmaamay Guddida Madaxweyne Siilaanyo Shalay U Magacaabay Tabashooyinka Madax Dhaqameedka Awdal u Soo Gudbiyeen.

Gudoomiye ku Xigeenka 1aad ee Xisbiga Waddani oo Xarunta Xisbiga kula hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in Madaxweynuhu uu dhalan rogay Tabashadii ay u soo Gudbiyeen Madax dhaqameedka Gobolka Awdal ee ay kaga Cabanayeen Saamiga ay ka heleen Shaqaalaha iyo Xilalka kale ee Qaranka,Isla markaana uu Madaxweynuhu ka dhigay ayuu Yidhi in Madax dhaqameedku ay Ka Cabanayaan Shaqaalaha Dawlada ee Gobolkaas ku Sugan .

Hargaysa SDN/QJ

contact@qurbejoog.com

 

Comments are closed