“Gudoomiye Saleebaan waxaa u eekayd inuu is daad raaciyo waayo waxani waa doonistii shacabka” Gudoomiye Faysal DAAWO
Hargaysa 29.May 2015 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa ka hadlay sida ay xisbi ahaan u arkaan go’aanka Guddoomiyaha Golaha Guurtidu ku qaaday heshiiskii ay saddexda xisbi iyo Xukuumadda Somaliland ka gaadheen khilaafkii ka dhashay muddo kordhintii ay hore Golaha Guurtidu ugu sameeyeen Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo.