Gudoomiye Saleebaan Gaal oo ku goodiyey inay Cali Khaliif iyo Ciduu wataba ay iska celin Doonaan DAAWO.
Hargaysa 27. January, 2016-(SDN/QJ) :– Gudoomiyaha Golaha Guurtida Mudane Saleebaan Maxamud Aadan ayaa Markii Kowaad ka hadlay Hoos u dhaca ku Yimid Sarifka Lacagaha Qalaad iyo Sida aanay u jabin Maceeshadii daruuriga ahayd.
Gudoomiye Saleebaan Waxaa kale oo uu si Kooban uga hadlay Hogaamiyaha Kooxda Khaatumo Prof Cali Khaliif Galaydh.