Gudoomiye Muuse Biixi oo si jeesjeesa ugu wiirsadey Wasiiradii xukumada Siilanyo iska casilay DAAWO
Hargeysa,30Oct,2015(QJ/SDN)-Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay hadal haynta ku Saabsan Is Casilaadii Wasiiradii ugu Tirada Badnaa ay Mar qudha ka dareereen Xukuumadda uu Hogaamiyo Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo.
Waxa uu Gudoomiye Muuse Biixi Hoosta ka xariiqay Mas’uuliyada ay Wasiiradu Madaxweynaha u Hayaan .