|

Gudoomiye Muuse Biixi Maxaa ka raacay Dagaalkii Dhaboolaq ee Xiligii Halgankii SNM DAAWO

Hargaysa 14.Dec 2015 (SDN/QJ):- Mujaahid Baashe Cabdi Godane oo ka Mid ahaa Halgamayaashii Ururkii SNM ayaa soo Qufay Siro uu Sheegay inuu ka hayo Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbigaasi ugu tartami doona Doorashooyinka Madaxtinimo ee la filayo inay Somaliland ka qabsoomaaan Horaanta Sannadka 2017.

Sidoo kale Mujaahid Ooto Biixi ayaa Isaguna Goobtaasi Waxa uu dhaliilo u Jeediyey Gudoomiye Muuse Biixi oo uu ku eeddeeyay door uu ku lahaa Sida uu Yidhi Dagaalkii Sokeeye ee Somaliland ka dhacay Sannadkii 1994kii Xiligaas oo Gudoomiye Biixi uu ahaa Wasiirkii Arrimaha Gudaha

Comments are closed