|

Gudoomiye Muuse Biixi & Ku Xigeenkiisa 1aad Maxamed Kaahin oo Safar Shaqo Ugu Kicitimay Dalka Kenya DAAWO

Hargaysa 13. March 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha xisbiga kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo ku xigeenkiisa 1aad Mudane Maxamed Kaahin Axmed ayaa safar shaqo ugu ambabaxay dalka Kenya ka dib markkii ay marti qaad rasmiya ka heleen dalalka Somaliland ka taageera arrimaha doorashooyinka.

Comments are closed