|

Gudoomiye Ku Xigeenkii 1aad ee Xisbiga Ucid Prof Aadan Jaamac Hoori oo Magaaladda Dubai ku Geeriyooday

Hargeysa 07,Dec 2015 (SDN/QJ):- Gudoomiye Ku Xigeenkii Koobaad Ee Xisbiga Ucid prof Aadan Jaamac Hoori ayaa Caawa ku Geeriyooday dalka Isu taga Imaaraadka Carabta.

marxuun
Gudoomiye Ku Xigeenkii 1aad ee Golaha Guurtida Pro Aadan Jaamac Hoori oo mudooyinkii u danbeeyey ku xanuunsanaayey Cusbitaalka Ku Yaala Dubai ayaa ugu danbayn Goor dhawayd Sida uu xaqiijiyey Xoghaya Warfaafinta Xisbiga Mucaaradka ah Ee Ucid Shabakada Caalamiga aha ee Qurbejoog.com ayaa Tacsi u diraysa qoyskii,Qaraabadii,Xisbiga Ucid iyo Shacabka Somaliland ee uu Marxuunku ka baxay.

Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhun Raajicuun.

 

Comments are closed