|

Gudoomiye ku Xigeenka Golaha Wakiilada oo ka Hadlay Hanjabaada Punt land iyo Wada Hadalka Cali Khaliif Galaydh {DHAGAYSO}

Hargaysa 19.April 2014 (SDN)- Ku simaha Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ahna Gudoomiye ku Xigeenka 1aad ee Golaha Wakiilada Mudane  Baashe Maxamed Faarax ayaa maanta  ka Hadlay Soo Dhaweyntii Loo Sameeyey Garaad Jaamac Garaad Saleebaan, Maamulka Puntladn-na ugu baaqay inay Faraha Kala Baxaan Arrimaha Bariga Somaliland, isagoo shacabka ku nool Gobolada Sool iyo Sanaag Barina ugu Baaqay inay Dadkooda wax la qaybsadaan  si dawladu ugu samayso Mashaariic horumarineed.

Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Golaha Wakiilada ayaa Hadalkan ka Sheegay mar uu maanta la hadlayay Warbaahinta.

GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO HADALKA IYO SU’AALAHA BAASHE
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Baashe119.mp3″]
Hargaysa SDN.

Contact@qurbejoog.com

Comments are closed