|

Gudoomiye Ku Xigeenka G.Wakiiladda Iyo Weftigiisii oo Ku Sugan Deegaanka Colaadu ka Aloosan Tahay ee Qoriiley DAAWO

Laascaanood 01.Oct 2015 (SDN/QJ)- Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Golaha Wakiiladda Mudane Baashe Maxamed Faarax iyo Wefti uu hogaaminayo ayaa Gaadhay Deegaanada Karin iyo Qoriiley ee Gobolka Sool halkaas oo ay ka wadaan hawlgal nabadeed kadib markii ay shaqaaqo ku dhex martay laba beelood oo deegaankaas wada dega Taas oo Dhalisay Khasaare Dhimasho Iyo Dhaawac Tiro badan.

Comments are closed