|

Gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo Xaaraan ku Tilmaamay Mudo Kordhinta Guurtida kuna baaqay Shir beeleed

Hargeysa 11.May 2015 (SDN/QJ)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ee Ucid Faysal Cali Waraabe ayaa ka Soo horjeedsaday Mudada Golaha guurtidu u kordhisay Xukumada Madaxweyne Siilaanyo ee ah Sannadka iyo Tobanka Billood, waxanu sheegay in Xisbiga Ucid uu ka soo horjeedo Go’aanka Cusub ee ay Guurtidu Qaateen.

Faysal Cali Waraabe1Faysal Cali Waraabe oo warbaahinta la hadlayey waxa kale oo uu sheegay in haddii Madaxweynuhu Diidi waayo Mudadaasi sharcidarada ah ee loo kordhiyey ay qabban doonanay Shir beelleed ka dhan ah Xukumada oo lagaga tashano Ayaaha Qaranka Somaliland

Comments are closed