Gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo Dalka Dib ugu Soo Laabtay Afkana Ka Xidhay Khilaafka Xisbiga Ucid ka dhex taagan DAAWO
Hargaysa 01.Dec 2015 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Maanta Dalka dib ugu soo laabtay Kadib Socdaal uu Dhawrkii Maalmood ee u danbeeyay Ku Joogay Dalka Angola oo uu kaga qayb galay Shir ay ka qayb qaadanayeen Boqol iyo Afar iyo Afartan Xisbi oo ka jira Dunnida Gaar ahaan Axsaabta lagu Magacaabo Bidix dhexe.