Gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo Cadeeyay in Doorashada Madaxtooyadu ay Dib u dhacday DAAWO
Hargaysa 15. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Maanta ka hadlay Kulan ay la Yeesheen Abwaanada Somaliland.
Waxa uu Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Xusay inaanay Doorashadu dhacayn Isla Markaana ay Mas’uuliyada arrintan qaateen Labada Xisbi Mucaarid.