Gudoomiyaha Xisbiga Wadani laantiisa Uk oo soo dhaweyey xubno ka mida tageerayasha Xisbiga ee Xaafada Brent ee Konfur Galbeed London
London 02Nov14(SDN) Gudoomiyaha Xisbiga wadani ee Uk Mujaahid Xasan Adan Cade ayaa kulan la qatay tagerayaal iyo xubno golaha dhaxe ee wadani ee ku sugan xaagada Brent ee Wembley kulankan oo ahaa sidi xisbiga loo dardar galin lahaa lona furi lahaa laantii u balanayd ee wadani oo noqonaya xisbgii u horeyey oo xafiis ka furta xafadaha Wembley , Harlsden ,Church Road, oo taagerayaal mug leh ku lex xisbiga ucid , waxana dhawaan la filayaa in la qabto xaflad soo dhawayna , xubnaha ka socday xafada brent ayaa soo dhawayey ugana mahad celeyey gudoomiyaha sida diran ee u soo dhaweyey iyo fikradha lays waydarsaday ,gudoomiyaha waxa ku weheleyey kulankiisa xubno gudiga fulinta ee uk , waxana dhawaan la filayaa in tagerayaal tiro badan ku soo biraan xisbiga wadani.