|

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid oo Tafaasiil ka Bixiyey Heshiiskii ay Wada Gadheen Somaliland Iyo Kooxda Khaatumo DAAWO

Hargaysa 23. December 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu ka hadley qodobo ka soo baxay wada hadaladii Somaliland iyo Maamulka Khaatumo .
Faysal Cali Waraabe waxaa uu sheegay in heshiisani uu yahay mid hor dhac isla markaana u sii golgol xaadhaya shirka loo balamey in uu qabsoomo bisha labaad ee sanadka 2017 .
Sidoo kale gudoomiye Faysal waxaa uu sheegay in kulanka danbe uu ka dhaci doono dalka Ethopia ama dalka Imaaradka Carabta.

Comments are closed