Gudoomiyaha Xisbiga Ucid oo Ku Margaday Su’aalo Laga Weydiiyey Heshiiska Dhex Maray Somaliland Iyo Imaaraadka DAAWO
Abu-dubai, 20 March, 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo Ku Sugan Dalka Isu Taga Imaaraadka Carabta Isla Markaana ka qayb galay Madal ay Somaliland iyo Imaaraadku Ku Kala Saxeexanayeen Heshiiska Saldhiga Mileteri ayaa Xogwarankan Bixiyey.