Gudoomiyaha Xisbiga Ucid oo Ka Hadlay Kulan uu la Qaatay Wasiirul dawlaha Ingiriiska ee Africa iyo Dalalka Barwaaqo Sooranka ah iyo Baaq uu u Diray Colaada Buuhoodle DAAWO
Hargaysa 20. August 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbigaasi Eng Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay Kulan Magaaladda Hargaysa ay Xisbiyada Qaranku kula yeesheen Wefti ka socda dalka Ingiriiska.