|

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid oo ka Hadlay Dheg Xumo Somaliland Markii 3aad kala Soo Deristay Shir Caalami ah oo Jarmalka lagu qabtay DAAWO

Hargaysa 16. November 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo dalka dib ugu Soo Noqday ayaa ka warbixiyey Natiijada uu ku soo dhamaaday Shir Caalami ah oo lagaga hadlayay Maalgashiga Somaliland oo ka dhacay Caasimada dalka Jarmalka ee Berlin.
Faysal Cali WaraabeShirkan Waxaa kale oo ka qayb galay Wasiirada Arrimaha Dibada,Iyo Ganacsiga iyo Xubno matalayay Ganacsatada Somaliland.
Waxa uu Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Sheegay inay u bandhigeen Shirkadaha waaweyn ee dalka Jarmalka Maalgelinta uga bannaan Somaliland.
Gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo Shirkaas ka Warbixinaya iyo Xaalada Abaareed ee Dalka ka Taagan.

Comments are closed