|

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid oo ka Gil Gishay Dhaleecayn uu u soo Jeediyay Wasiirka Madaxtooyadu {DHAGAYSO}

Hargaysa 06.June (SDN)   Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Jawaab kulul ka bixiyay hadalo uu Wasiirka Madaxtooyadu ku duray Shakhsiyada Faysal Cali Waraabe iyo Sababaha looga reebay Ergadii Somaliland u Matalaysay Wada hadalada ay la leedahay Somalia .

Gudoomiyaha xisbiga ucid oo maanta shir jaraa,id  ku qabtay xarunta dhexe ee xisbiga Ucid ayaa waxa uu dhinaciisa eedayn kulul dusha u saaray wasiirka madaxtooyada Somaliland oo uu sheegay inuu qaranka Somaliland hagar daamooyin badan gaadhsiiyey.
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Faysaljawaab(1).mp3″]
Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com

Comments are closed