|

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid oo Dalka Ku Soo Laabtay Kana Hadlay Arrimo Badan oo Xasaasi ah DAAWO

Hargaysa 05. January 2017 (SDN/QJ):-Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Maanta lagu soo dhaweeyay Hargeysa isagoo Mudo Dibada ugu Maqnaa Safar Shaqo.

Comments are closed