|

Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Iyo Wasiirka Madaxtooyadda oo ka Badheedhay Taageerada Gudoomiyaha Cusub ee Golaha Wakiiladda inuu Noqdo Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad Mudane Baashe Maxamed Faarax & Goobta Lagaga Tegay Xildhibaan Saleebaan Cali Koore DAAWO

Hargaysa 05. August 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyadda Mudane Maxamud Xaashi Cabdi ayaa Maanta Huteel Maansoor Waxay Qado ugu Sameeyeen 40 Xildhibaan oo Ka Tirsan Golaha Wakiiladda oo ay ka dalbadeen inay Taageeraan inuu Noqdo Gudoomiyaha Cusub ee Golaha Wakiiladda ee Beri la dooranayo Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad Mudane Baashe Maxamed Faarax.

Comments are closed