|

Gudoomiyaha Xarunta Xuquuqal Insaanka HRW Oo Si Adag Uga Haddlay Falalka Lagula Kacay Qaar ka Mid ah Shabakadaha Wararka DAAWO

Hargaysa 07. January 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xarunta Xuquuqal Insaanka HRW Oo Si Adag Uga Haddlay Falalka Lagula Kacay Qaar ka Mid ah Shabakadaha Wararka oo Mid ka Mid ah Shirkadaha Isgaadhsiintu ay Xayiraad ku Soo Rogtay Isla Markaana aan Laga Booqan Karin Internetkooda.

 

Comments are closed