|

Gudoomiyaha Maxkamadda Sare oo Ka Talo Bixiyey Khilaafka u dhexeeya Xukuumada iyo Golaha Wakiiladda DAAWO

Hargaysa 08.Sep 2015 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Maxkamada Sare Garyaqaan Aadan Xaaji Cali ayaa Maanta ka hadlay Waxqabadyadii u hirgalay iyo Qorshayaasha ay Mustaqbalka ku horumarinayaan Waaxda Garsoorka ee dalka.
Gudoomiyaha Maxkamada Sare oo Shir Jaraa’id ku qabtay Xafiiskiisa ayaa Markii kowaad ka hadlay Khilaafka ka Dhashay Go’aankii ay Golaha Wakiiladu ku laaleen Wareejinta Haamaha Kaydka Shiidaalka ee Magaalada Berbera .

Comments are closed