|

Gudoomiyaha Maxkamada Sarre oo Gaashaanka u daruuray Qoraal Dacwadeed Wasiirka Caddaaladu ka Gudbiyay Garyaqaan Guuleed Axmed Jaamac

Hargaysa 12,June 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Maxkamada Sare Garyaqaan Aadan Xaaji Cali ayaa sheegay inaanu lahayn awooda uu ruqsada kaga qaadayo Guddoomiyaha  haayada Xuquuqal Insaanka Madaxa Banaan  Garyaqaan Guuleed Axmed Jaamac.

guuleedeWasiirka Cadaalada Somaliland Mudane Axmed Cadare ayaa hore u sheegay in ruqsadii iyo shaqadii qareenimo laga joojiyo Garyqaan Guuleed Axmed Jaamac Kadib markii lagu eedeeyay in uu laba shaqo oo ka duwan ku shaqeeyo.

Guddoomiyaha Maxkamada Sare oo maanta soo saaray warqad qoraal ayaa waxaa uu ku sheegay inaanu shaqada ka joojin karin Garyaqaan Guuleed Jaamac Sidasina uu ku wadan karo shaqadiisii qareenimo.

Qoraalka Gudoomiyaha Maxkamada Sarre oo Nuqul ka mid ah ay Heshay  Shabakada Qurbejoog ayaa u dhignaa Sidan:-

Qareen1 qareen2

Comments are closed