|

Gudoomiyaha Macadka Shaqaalah Dawladda Prof: Maxamed Mixile Boqore ayaa ka waramay xidhiidh-ka ka dhaxeeya Macadada Dhigooda ah ee Waddamadda jaarka

Hargeisa-Sun-24-March-2013-{Somalidaispornews} Gudoomiyaha Mahadka Shaqaalah Dawladda Prof: Maxamed Mixile Boqore ayaa ka waramay xidhiidh-ka ka dhaxeeya Mahadda Dhigooda ah ee Waddamadda jaarka gaar ahaan waxbarashadda master-ta wadamada ay ka midka yihiin Ethopia Kinya Yugandha.

Guddomiyuha ayaa warbixintan ka sheegay kulan uu saxaafada ugu qabtay magaalada Hargeysa.

wax uu sheegay in ayna halkan ku bixin shahadda master-ta ee ay u diraan wadamadas hadan ay Ethoipa ka soo baxeen 9 Qof oo ah sagalkii y horeeyay, waxa hadda ku jira ayuu yidhi 44 qof. dhamantoodna waa bilaash, oo wax lacag ah lagama qaado.

SDN-Hargeysa

contact@somalidiasporanews.com

Comments are closed