Gudoomiyaha Kulmiye oo ka Hadlay inuu Madaxweynuhu Taageersan yahay,Muxuu ka Yidhi Wasiiradii is Casilay DAAWO
Hargaysa 27.Oct 2015 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ahna Murashaxa u taagan Jagada Madaxweyne ee Xisbigaasi Mudane Muuse Biixi Cabdi oo Goor dhawayd Saxaafadda kula hadlay Xarunta Xisbiga ee Magaalada hargaysa ayaa ka hadlay Taageero la sheegay inuu Madaxweynuhu u Muujiyey si uu uga reebo Murashixiinta Kale,
Muuse Biixi Cabdi waxaa kale oo uu ka hadlay Xubnihii ka tirsanaa Golaha Wasiiradda ee maalintii Shalay is Casilay.