|

Gudoomiyaha Kulmiye iyo Madasha Wada Tashiga oo ka Heshiiyay Qabashada Xuska Shuhadadii SNM DAAWO

Hargaysa 17.Oct 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Madasha Wada Tashiga iyo Toosinta Qaranka Xasan Guur ayaa ka hadlay Sababtii Keliftay in Maalintii Shalay loo diido inay ka qayb galaan Xus loogu baroor diiqayo Shuhadadii SNM oo ay soo qaban qaabisay Fannaanada Sahra Halgan isla markaana Ciidamada RRU kula wareegeen Huteelkii ay lahayd fannaanadu.

Xasan Guure Waxa uu Sheegay in markii ay arrintaasi dhacday uu u Yimid Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi halkaasna ay ku wada gaadheen is faham ku wajahan qaabka loo qabanayo Xuska Maalinta Shuhadada oo Maanta oo Jimce ah ku beegan.

Hargaysa SDN/QJ

contact@qurbejoog.com

Comments are closed