Gudoomiyaha Guurtida oo Markii u Horaysay Sheegay Sababta uu dawladihii hore ugu Mucaaridi Jiray,Xukuumada Siilaanyana u Taageersan yahay {DHAGAYSO}
Hargaysa 15.Dec 2013 (SDN)- Gudoomiyaha Golaha Guurtida ee Somaliland Mudane Saleebaan Maxamud Aadan ayaa maanta la yeeshay Fadhi ay albaabadu u Xidhnaayeen dhigiisa Golaha Wakiilada ahna Hogaamiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro.
Gudoomiye Saleebaan Maxamud Aadan oo markii Kulankaasi dhamaaday ay saxaafadu wax ka weydiisay arrimaha ay ka wada hadleena ayaa ka gaws qabsaday inuu soo bandhigo
Guji Halkan si aad Mobilkaaga uga dhagaysato Su’aalaha La Weydiiyay Gudoomiye Saleebaan
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Guurtifadhi15.mp3″]
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com