|

Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda ee Sharciyadiisa Lagu Muransan Yahay oo Ku Gacan saydhay Gudi dhex dhaxaadineed oo ka Socday Haldoorka Ururka Musdanbeedka Abwaanada Somaliland Soona Jeediyey in Xafiiska Looga Saaro DAAWO

Hargaysa 21. August 2017 (SDN/QJ):- Ururka Musdanbeedka Abwaanada Somaliland oo isu xilqaamay soo afjarida Khilaafka ka dhex oogan Golaha Wakiiladda Somaliland ee Ka dhashay Doorashadii Gudoomiyaha Lagu Muransan yahay ee golaha Wakiiladda ayaa sheegay maanta in Mudane Baashe Maxamed Faarax Gudoomiyaha Muranku ka taagan yahay Sharciyadiisu uu diiday inay Dhex dhexaadiyaan isaga iyo Garabka Kale ee Xildhibaan C.raxmaan Maxamed Talyanle.

Comments are closed