Gudoomiyaha Gobolka Togdheer oo Sheegay inay Ku Guulaysteen Aasitaanka Maydad Yaalay Cisbitaalka Guud ee Burco oo Muran Dhaliyey DAAWO
Burco 22. March 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Maxamud Cali Saleebaan Ramaax ayaa Sheegay in Maamulkiisu ay ku Guulaysteen Sidii loo aasi lahaa Maydad Yaalay Cisbitaalka Guud ee Burco oo la isku haystay.