Gudoomiyaha Gobolka Sool oo Ka Hadlay Halkuu Marayo Xal u Helida Shaqaaqadii Dharkeyngeeyo & Siyaasiyiin uu Digniin u diray DAAWO
Laascaanood 04.July 2016 (SDN/QJ):-Gudoomiyaha Gobolka Sool Mustafe Cabdi Ciise “Shiine” ayaa Dhanbaal Tacsi ah u diray Qoyskii,Qaraabadii,Bulshada Gobolka Sool Iyo Guud ahaan Shacabka Somaliland ee uu Ka Baxay alle ha u Naxariistee Marxuun Garaad Abshir Saalax Maxamed oo Ku Geeriyooday Dalka Sweden,Waxaa Kale oo Gudoomiyuhu ka hadlay Sida ay u Socoto Hawlgalka Nabadeed ee Labadii ardaa ee Shaqaaqadu ku dhex martay Deegaanka Dharkeyn Geeyo ee Konfurta Gobolkaasi .