|

Gudoomiyaha Gobolka Salal oo Wasiirka Caafimaadka Ku Eedeeyay inay ka Gaabisay Gobolkaas {DAAWO}

Hargaysa 23.Sep 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Gobolka Salal C.risaaq Waaberi Rooble ayaa ka hadlay Habka Isu Socodka Xuduuda ay Wadaagaan Somaliland iyo Jabuuti oo Mudooyinkii u danbeeyay labada dhinacba ay adkeeyeen dadka isaga gudbaya labada dal.

Gudoomiyaha Gobolka Salal Waxaa kale oo uu ka Hadlay Baahi Caafimaad oo ka Jirta Gobolka uu Mas’uulka ka yahay isagoo Sheegay in Wasaarada Caafimaadku ay ka Gaabisay wax ka qabashada Tabashada Caafimad ,Sidoo kale Waxa uu ka hadlay Diiwaangelinta iyo Heshiiskii ay Xisbiyada  iyo Xukuumadu wada gaadheen.

Hargaysa SDN/QJ

Comments are closed