|

Gudoomiyaha Gobolka Saaxil oo Qaylo dhaan Xoogan ka Muujiyey Dooxyada Biyuhu ka soo Galaan Magaalada Berbera DAAWO

Hargaysa 14.Nov 2015 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Gobolka Saaxil Fahmi Cabdi Bidaar ayaa Maanta Kormeer Ku soo maray Dooxyada Magaalada Berbera ay Biyuhu ka soo Galaan Kuwaas oo uu Sheegay in qaarkood loo sameeyay Moosas Celiye biyaha.

Waxa uu Gudoomiyaha Gobolka Saaxil ugu Baaqay Xukuumadda Dhexe Gaar ahaan Wasaaradaha Madaxtooyadda,Hawlaha Guud iyo Arrimaha Guduhu inay Gurmad ka galaan Sidii loo Moosi lahaa Dooxyadaas isla markaana loo Hagaajin lahaa Waddooyinka Burburku ku Yimid.

Comments are closed