Gudoomiyaha Gobolka Saaxil oo Difaacay Heshiiska Bixinta Saldhiga Mileteri ee Imaaraadka Laga Siinayo Berbera DAAWO
Berbera 09. February 2017 (SDN/QJ):-Gudoomiyaha Gobolka Saaxil Jaamac Yuusuf Axmed oo Warbaahinta Kula Hadlay Xafiiskiisa Magaaladda Berbera ayaa ka Waramay Faa’iidada Somaliland Ugu Jirta Heshiiska ay Xukuumadda Somaliland la galayso Dawlada Imaaraadka Carabta ee Ku Wajahan Saldhiga Mileteri ee Magaalada Berbera.