|

Gudoomiyaha Gobolka Maroodijeex oo Sheegay inay Og Yihiin Qaadlayaasha Sarifka Shilling Somaliland Qaaliga ku riday ee Ka Saraysiiyey Dollarka DAAWO

Hargaysa 30. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Gobolka Maroodi Jeex C.laahi Jibriil Gaaxnuug Buraale ayaa Fariin adag u diray Shirkadaha Jaadka oo ugu Baaqay inay Isticimaalaan Shilling Somaliland.

Comments are closed