|

Gudoomiyaha Gobolka Maroodi Jeex oo ka hadlay dilal Hargaysa ka dhacay {DHAGAYSO}

Hargaysa 05.Sep 2013 (SDN)- Badhasaabka Gobolka Maroodi Jeex Maxamed Maxamud Jeeniyare ayaa Maanta ka waramay hawlaha nabadgalyo ee Gobolka Maroodi jeex waxaa kale oo uu Gudoomiyuhu Sheegay inuu Ciidamada Booliska ku amaanayo Hawl galada Sugida Nabadgalyada.

Gudoomiyaha Gobolka MaroodijeexMr Jeeniyare waxa uu Xusay in Mudooyinkii danbe ay Caasimada ku soo Kordheen laba dil oo hargaysa ka dhacay iyo Falalka Kufsiga oo ku soo batay Magaalada Hargaysa,

Hadalka Gudoomiyaha oo u Muuqday Mid kala filiqsan oo Marba uu Jiho cusub u kacayay ayaanu si Mug leh u iftiimin wax ka qabadka dhacdooyinkaas.
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/XildhibaanadaUcid.mp3″]
 

 

Halkan Guji oo Mobilkaaga ka dhagayso hadalka Gudoomiyaha G.Maroodijeex

 

Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com

Comments are closed