Gudoomiyaha Gobolka Daad Madheedh oo Shaaciyey Inuu Quus Ka Joogo Riig Biyood Laga Hirgalinayay Deegaanka Xaaxi Baaqna u Diray Xukuumadda Dhexe DAAWO
Hargaysa 15. March 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Gobolka Daad Madheedh Farxaan Xasan Cabdi ayaa Soo Kormeeray Riig Biyood Mudooyinkii Ugu Danbeeyay Laga Qodayay Deegaanka Xaaxi ee Gobolka Daad Madheedh.