|

Gudoomiyaha Gobolka Awdal oo Maanta Shaqadii ka Joojiyey Isuduwihii Wasaaradda Ciyaaraha iyo Sababaha keenay DAAWO

Boorama 23.Sep 2015 (SDN/QJ)-  Gudoomiyaha Gobolka Awdal Maxamed Cali Saleebaan Ramaax ayaa ka xog waramay Shir uu kaga qayb galay Magaalada Diridhaba isagoo qayb ka ahaa Wefti uu hogaaminayay Wasiirka arrimaha gudaha kaas oo u dhexeeyay Somaliland iyo Dawlada Deegaanka Somalida Itoobiya iyo Dawlada federaalka ah sidoo kale Waxa uu cadeeyay inuu Shaqadii ka joojiyey Isuduwihii Wasaaradda Dhallinyaradda Iyo Ciyaaraha.

Boorama  SDN/QJ

contact@qurbejoog.com

 

Comments are closed