|

Gudoomiyaha Gobolka Awdal Mustafe Shiine oo Taageeray Dhaqangalka Heshiiska DPW DAAWO

Boorama 07.Sep 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Awdal Mustafe Cabdi Ciise ‘’Mustafe Shiine’’ ayaa sheegay inay Gobol ahaan soo dhawaynayaan Heshiiskii kama danbaysta ahaa ee ay Kala Saxeexdeen Xukuumadda Somaliland Iyo Shirkada DPW ee Dalka Isu Taga Imaaraadka Carabta.

Comments are closed