Gudoomiyaha Cusub ee Komiishanka Maamul Wanaaga Somaliland Oo Xilkii Kala Wareegay Gudoomiyihii Hore ee Dabayaaqadii Todobaadkii Tegay Is Casilay DAAWO
Hargaysa 11. May 2017 (SDN/QJ):- Munaasabad xilka ay kula kala wareegayeen Gudoomiyihii hore ee hay’ada Maamul wanaaga Md, Axmed Muxumud Madar iyo Gudoomiyha Cusub Md Axmed Jaamac ayaa lagu qabtay Xarunta Hay’adaasi ee Magaalada Hargaysa.