Gudoomiyaha Beelweynta Ciidaagle ee Dalka UK oo Booqaasho Dardargeliin ah Sidii uu”uu Qbasoomii Lahaa Shirka Barkhadle ku Yimiid Dalka Sweden Una Sii Gudbii Doona Waddamada Scanadavisnka kale
Waxa Shalay Soo Gadhay Dalka Sweden Weftii uu Horkacayo Gudoomiyaha Beelweynta Cidagle ee UK Mudan Deeq Digaale ,Waxna Halka ku Soo Dhaweyaay Xubno Beesha ah oo uu ka Midyahay Caqil Cabdiraxman Xasan ,iyo Gudoomiye ku Xigeenka Ururka Samafalka Haldoor ahna Afhyeenka Xisbiga Wadani ,Mustafe Cali (Cantar Kidar) iyo Dhamaan Akhayar Kale oo Iyaguna ah Beesha iyo Weliba Odey Xaaji Muuse (Madiil ).
Shir Sacado Badan Qatay Ayaa la Isku Afgartay in Hawlaha Beesha uu Yalla La Dardargeliyo, Gudoomiye Digaale ka Waramay Waxaybo Badan oo Beesha uu Qabsoomay Gudo iyo Dibaad ba, Immikana loo Bahanyahay in la Dhameystiro inta Hadhsan Sida ugu Dhaqsaha Badan, Reer Sweden na Loga Bahanyhay ayuu Yidhii Gudoomiye Digaale in Ay Sii Weyn uga Qeyb Qataan Ugana Dhex Muuqadan Hawlaha Beesha uu Yalla.
Waxanu Gudoomiye Digaale iyo Weftigiisuba ugu Mahadceliyeen sidii Diirranayd ee loo Soo Dhaweyaay Waxayna Sheegeen Guddida Reer UK in Ay Tagii Doonaan Waddamo Kale oo Ka Tirsan Qarad Yurub Siina Wadii Doonan Dardargeliinta Hawsha Beesha iyo Sidii loo Qabanlaha Shirka lagu Balansayahay ee BARKHADLE