|

“Gudidii uu Madaxweynuhu u Saaray Tabashada Reer Awdal Ilaa Iminka Wax Kulan ah May Yeelan” Gudoomiyaha Madasha Wada Tashiga DAAWO

XASAN GUUREHargaysa 22.Sep 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Madasha Waddatashiga iyo toosinta Qaranka Mujaahid Xassan Guure ayaa ka hadlay Kulan ay Madashoodu kaga hadlayeen Xaalada dalka.

Xasan Guure oo ugu horeyn ka hadlay Shirkaasi jaraa’id ayaa waxa uu Xukumada ku eedeyey in illaa Wakhtigan si cad aanay uga jawaabin Cabashadii odeyaasha Reer Boorama ay madaxweynaha Soo gaadhsiiyeen waxanu tilmaamay in Gudidii madaxweynuhu u xilsaaray arrintaasi aanay wali shir kali ah ka yeelan arrintiiloo xilsaaray.

Hargaysa SDN/QJ

contact@qurbejoog.com

Comments are closed