|

Gudidda Heer Qaran ee Taakulaynta Abaaraha oo Deeq Lacageed Ka Gudoomay Jaaliyada Somaliland Ustareliya DAAWO

Hargaysa 06. January 2017 (SDN/QJ):- Gudidda Heer Qaran ee Gurmadka abaaraha ayaa deeq Lacageed oo dhan 17 Kun oo Dollar Waxay kala Wareegeen Jaaliyada Somaliland ee Waddanka Ustareliya.

Comments are closed