Gudidda Anshaxa ee Xisbiga Ucid oo Sheegay inay Anshax Mariyeen Lix Xubnood oo Waayay Xubin-nimadii Xisbigaas iyo Digniin ay Siiyeen Cali Guray Akhri
Hargaysa 04.April 2016 (SDN/QJ):- Qoraal Maanta ka soo Baxay Xisbiga Ucid ayaa lagu Sheegay in la anshax Mariyey Xubno ka Tirsan Madaxda Xisbigaas oo waayay Xubinimadii Xisbigaasi Halka Sidoo kalena Gudida anshaxa ee Xisbiga Ucid ay Sheegeen inay digniin Siiyeen Gudoomiye Ku Xigeenka Sadexaad ee Xisbiga Ucid Mudane Cali Maxamed Yuusuf Cali Guray.
Qoraalkan oo uu ku Saxeexan Yahay Gudoomiyaha Gudida Anshaxa ee Xisbiga Ucid Cabdiraxmaan Axned Cali ayaa u dhignaa.