|

Gudida Heerka Qaran ee Xuska 18 May oo Fariin u diray Shacabka Somaliland DAAWO

Hargaysa 29.April 2015 (SDN/QJ)- Gudida uu madaxweynaha Somaliland u xilsaaray qabanqaabada xuska 18may ayaa maanta shirjaraa’id ku qabtay magaaladan hargaysa hambalyana udiray shacbiga Somaliland meelkastoo ay joogaan,Waxaa kale oo farriin uu u direen Shacabka Somaliland.

Comments are closed