|

Gudida Diiwaangelinta iyo Ansixinta Axsaabta Qaranka oo Taageeray Sharciyada Shirkii Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Hargaysa ku qabtay & Maxsuulka War ay Hore u Sheegeen DAAWO

Hargaysa 10. November 2016 (SDN/QJ):- Guddida diwaan gelinta ururada iyo ansixinta asxaabta qaranka Ayaa daboolka ka qaaday inuu sharciga iyo go’aamadii maxkamada sare ka soo baxay waafaqsan yahay shirka aan caadiga ahayn ee uu magaalada hargeysa ku qabtay Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal cali waraabe.

Comments are closed